Kudhawaad 20-Meeyo Al-Shabaab Ah Oo Duqeyn Lagu Dilay Jubbada Hoose

415

Dowlada mareynka ayaa sheegtay in duqeyn ay kudileen saraakiil katirsan Al-Shabaab Kuwaasi oo kusugnaa deegaano kamida jubbada Hoose.

Weerarkaasi oo ay fuliyeen Diyaaradaha mareykanka ayaa laga fuliyeey meel 50km Dhinaca galbeed kaga aadan magaalada kismaayo.

Mareykanka ayaa sheegay in Howlgalkaasi lagu dilay 18 kamida kooxda alshabaab oo Halkaasi kudhuumaaleysanayay.

Sanadkan ayaa Mareykanka uu kafuliyay 20 weerar oo Dhanka Cirka ah kuwaasi oo kadhan Ahaa Al-Shabaab.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here