Ciidamada Somaliland Oo Weeraray Gobolka Sanaag Xiisad Haatan Taagan

859

Ciidamo ka tirsan Maamulka Soomaaliland iyo ciidamo kale oo dhawaan ka goostay ayaa dagaal ku dhex maray deegaan ka tirsan Gobolka Sanaag.
Dagaalka ayaa kadandeeyey markii Ciidamada Soomaaliland weerar ku qaadeen ciidamo uu wato Sarkaal ka goostay somaliland oo ku sugan deegaanka Buuraleyd.
Sarkaalka Ciidamada hoggaaminayo ayaa lagu Magacaabo Jamaal Baaxad ayaa ku biiray ciidamada kale ee Korneel Caare oo horay Soomaaliland uga goostay,
Deegaanka Buuraleyd ayaa xaaladiisu kacsantahay iyadoona rasaas laga maqlayo halkaasi

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here