Soomaaliya & Jabuuti Oo Wadahadalo Yeeshay

207

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Danjire Aden Hassan ayaa ka wada hadlay Adkeynta xariirka labada dal ee walaalaha ah.
Danjire Aadan Xasan Aadan ayaa sheegay in shacabka iyo dawladda Jabuuti ay waajib ku tahay is garab taagga shacabka iyo dawladda Soomaaliyeed,
Labada dawladood iyo labada shacab ee Soomaaliya iyo Djibouti ayaa leh xariir soo jireen ah oo ku salaysan walaaltinno.
Safaaradda Jabuuti ee Muqdisho ayaa 1-dii bisha August hadalkii Madaxweyne Farmaajo ka sheegay magaalada Asmara, booqashadii uu dhamaadkii bishii July ku tagay Eritrea, waxaana hadalkaas uu mugdi geliyay xiriirkii labada dal, hase ahaatee dadaalo kaddib dowladda Soomaaliya ayaa ka qancisay hadalkaas dowladda Jabuuti.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here