Deg-Deg: Qaraxyo Goordhow Kadhacay Magaalada Muqdisho

914

labo qarax oo is xigay ayaa kadhacay wadada maka-almukarama ee halbowlaha u ah gaadiidka dowlada soomaaliya.

Qarax loo adeegsaday gaari ayaa kadhacay isgoyska Dabka halka midka labaad uu kadhacay qeybta danbe ee hoteelka Maka almukarama.

Qaraxyadaasi ayaa geestay qasaarooyin kaladuwan iydoona goobta uu kajiro jahwareer.

wixii warar ah ee kusoo kordha halkaan kalasoco.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here