Xubno ka tirsan Guddiga Taakuleynta iyo wacyigelinta Ciidanka oo gaaray Johannesburg(Sawirro)

187

Xubnaani ka tirsan guddiga taakuleynta iyo wacyigalinta oo ka koobnaa Saddax xubnood oo kala ah Duuliye Sare; Asli Xasan Cabaade, Wariye; Muno Shukri Gaala Eri iyo Cabdulaahi Cali baar Xoosh ayaa waxay gaareen Maagaalada Johannesburg ee Koonfur Africa.

Wafdigaan ayaa malmaha ay joogaan magaalada Johannesburg ee dalkaan Koonfu Africa waxaa uu la kulmi doona qeybaha kala duwan ee bulshada ayaga oo sido kale kulan guud la qaadan doona jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaaladaasi.

Koonfur Africa ayaa waxaa ku nool Soomaalida badan oo ganacsto ah kuwaa oo ka qeyb qaata horumarka iyo dib u dhiska dalkaasi. looga fadhiyo in ay qeyb ka noqdaan taakuleynta ciidanka Qaranka Soomaaliyeed.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here